welcome to xornimo

Geeska africa

Home
somaliland
Geeska africa
caalamka
ciyaaraha
dhaqaalaha
waxbarashada

 

Qormada ciyaaraha

 

Falaqaynta ciyaaraha horyaalka dalka spain ee habeen hore

 

Kooxda Barcelona ayaa hogaaminaysa horyaalka dalka spainish ka

Kaalinta labaadna waxa ku jirta kooxda osasuna, kadib markii ay kooxda

Real Madrid oo hore ugu jirtay kaalinta labaad ayaa gashay barbaro

Taas oo ka timid markii ay booqatay garoonka kooxda zaragoza,

Ciyaartan oo dhex martay labada kooxood ee zaragoza iyo Real Madrid

Ayaa ahayd mid xiisso badan ,ciyaarta qaybtii hore waxay ku dhamaatay

0 iyo 0  taas oo keentay in wax fursado ah la kala helin.qaybtii labaad ee ciyaarta markii laysku soo noqday ayaa kooxda Real Madrid samaysay wax ka badal door ah kaas oo tababare lapezcaro ayuu ku soo tuuray ciyaaryahanada Rual iyo zidane taas oo dardar galisay ciyaaryahanada u safanaayay kooxda Real Madrid.
 laakiin nasiib darro daqiiqadii 47 aad  markii ay ciyaartu maraysay ayaa goolkii uhoreeyay ee ciyaartu ka dhasha shabaqooda la dhigay taas oo ay la timid kooxda zaragoza kaas oo uu udhaliyay laacibka magaciisa la yidhaahdo (DIEGO MILITO) kadib markii saaxiib kiisa ka ciyaara baasha midig uu usoo mariyay karoos xaga hoose sidaasna uu shabaga ku galiyay (
Diego Milito) ,hadaba kooxda Real Madrid ayaa dhinaceeda waxay qaaday weerero door ah oo ay ku doonayso inay goolka iska soo celiso ciyaarta ayaa inta badan waxay ahayd mid dheeli tiran yihiin labada kooxood oo aanay midna awood dheeraad ahna haysan laakiin kooxda Real Madrid ay u muuqatay mid ciyaarta ayna farah ku hayn inteede badan ilaa u Dived backham waqti daayacii uu kubada ka soo karoosay badhtamaha garoonka kaas oo sabab u noqday goolka barbar dhaca ah ee uu u dhaliyay ciyaaryahanka wayn ee Ronaldo daqiiqadii 91 aad ciyaartuna ay ku gaba-gabawdo bar-baro

 

diyaariye : mr: ibrahimovich


 

 

Collection CD-Rom
 
Over 300 useful and fun programs for home and office. Utilities, games, educational software... be ready to spend some time with this one!
$19.95

cdgreyscale.jpg

Database Integration
zencomputers.jpg
Our database guru Ron can make sure your legacy data is integrated into your new applications and services. We work with all major database applications and some minor ones. Security and data integrity guaranteed -- call for a quote.
$5000 and up